DHAGEYSO:- Shacabka Gaalkacyo oo u diyaar Garoobay 1 ogoosto

0

Iyado manta ay ku beegantaya 20 sano guuradii Kaso wareegtay Aas Aaska dowladda Puntland ayaa degaanada kala duwan ee Puntland waxaa lagu qabtay munaasabado lagu waaweynaynay 1 Ogoosto.

Gaalkcyo shacabka ayaa isugu soo baxay fagaarayaasha waaweyn ee Magaaladda,iyago dadku ku faraxsana inay u dabaal dagga sanad guuradii Puntland oo 20 sano kadib shacabku yihiin kuwa haysta amni iyo Hormar balaaran.