DHAGEYSO:- Maamulka degmadda Cabudwaaq oo tira koob ku wadda Gadiidka

0

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mahad Cumar Cilmi oo waraysi siiyay Allgalgaduud ayaa kawarbixiyay Tirakoob lagu samaynayo Gaadiidka degmada Caabudwaaq sida kuwa raaxada iyo Xamuulka si ay ugu jaraan Warqada cashuurta ee sadexda bilood ugana qayb qaadato sugida amniga degmada

Dhinaca kale Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq oo ka hadlay Amniga degmada ayaa sheegay in amni buuxa uu ka jiro degmada.

Waraysiga Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi