DHAGEYSO:- Xaaf oo ka hadlay Shirkii Brussels

0

Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay shirkii kusoo dhamaaday isbuuci lasoo dhaafay Magaalada Brussels ee Dalka Belgium.

Xaaf ayaa sheegay in shirkaas si wanaagsan kuso dhamaday ,isago sheegay in shirkaas lagaco baddan loogu yaboohay DFS iyo dowlad gobaleedyadda.