DHAGEYSO:- Shirkii dib u heshisinta Beelaha Gobalka Bari oo meel wanaagsan maraya

0

Magaalada Qardho xarunta Gobolka kar kaar waxaa si habsami leh uga socda shirkii dib u heshisiinta Beelihii ku dhagaalamay Golada Bari iyo kar kaar .

Gogosha shirkan Nabadeenta labadan beelood ayaa waxaa dhiga Boqor Burhaan Boqor muuse .

Ergooyin ka kala socday labada dhina ayaa shirka kusuga iyo Isimo Cumimaaudiin ka kala yimid Gobolada .

Hadaba shirkan iyo sida ay howsha u socoto waxaa soo dhaweeyay Siyaasi Ismaaciil Shire jaamac oo ku magac dheer Buraale , horayna u so noqday Wasiirkii Dekedaha iyo kaluumaysiga oo markaasi labada wasaradood ay midaysaanyeen Dowladihii C/laahi Yuusuf iyo Cade Muuse Alaha unaxariistee.