DHAGEYSO:- Jaaliyadda Somaliyeed ee Asmara oo Madaxweyne Farmaajo Amanay

0

Madaxweyne farmaajo oo maanta muqdisho kaso dagay ayaa intuusan dalka imaan wuxuu dalkaa Eritara kulan kula qaatay jaaliyadda somaliyeed ee dalkaas ,waxaana jaaliyadu uga mahadceliyeen madaxweynaha sida uu uso booqday,iyago codsiyo uso jeediyaay farmaajo