DHAGEYSO:- Cabdiqaybid” Muhiim weye in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka

0

Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista Dastuurka dalka Cabdi Xasan caawaale qaybiid oo muqdisho ka hadlayaay ayaa sheegay in muhiim tahay in dib u eegis lagu sameeyo Dastuurka dalka.

Cabdiqaybid ayaa hadalkan kasheegay kulan kadhacay Muqdisho oo looga hadlayaay Arrimaha dastuurka ayna ka qayb galen masuuliyin kala duwan oo Dowladda somaaliya katirsan.