DAAWO:- DEG DEG Islaan Bashiir oo ka hadlay baaqashadii RW khayre ee Garacad

0

Islaan Bashiir islaan Cabdulle oo kamid ah issimadda ugu magaca weyn Puntland ayaa ka hadlay maanta sababta uu RW khayre u imaan wayaay dhagax dhiga dekadda Garacad oo uu maanta Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas dhagax dhigay.