DHAGEYSO:- RW Khayre oo kormeeray Xarumaha Dowladda ee Garoowe

0

Raisal wasaaraha Soomaliya Xassan Cali Kheyre oo maalintii labaad ku suga garoowe ayaa manata booqday Xarumodawladeed ooo dhowr waxaana k amid ah meelaha uu tagay .

Wasaaaraddaha maaliyada Degaanka Caafimaadka isagooon Xariga ka jaray goob lagu keydin doono waxyaabah aan qaboojiyaha u baahneyn ee wasaaardad Caafimaadka .

Raiisal wasaaraha ayaa waxaa booqashada ku weheliyay madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa wuxuuna Indha indheeeyya goobo badan oo dawladu leedahay isagoo Amaanay Puntland Horumarka ka jira ..