DHAGEYSO:- Taliyaha Ciidanka Booliska oo Amanay ciidamada isku dhafka ee Galkcyo

0

Gen Bashiir Cabdi Maxamed Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo soo gaaray Gaalkacyo ayaa ku amaanay Ciidamadda isku dhafka ee Federaalka sida wanaagsan ay u xaqiijiyeen Amniga Gobalka ,isago ugu baaqay inay halkas kasi waddan Howlgalka.

Taliyaha ayaa sheegay in looga bahanyahay Ciidamadda inay mar walba ka shaqeyaan Dowladnimada isla Markaana amniga si weyn u sugaan si shacabka labada dhinac Galmudug iyo Puntland ugu kalsoonadan ciidamadda.