DHAGEYSO:-Al-shabaab oo Hoobiyayaal Ku Weeraray Markab Taagan Xeebta Baraawe & maamulka degmada oo beeniyay

0

Al-shabaab ayaa Hobiyayaal ku weeraray markab taagan xeebta Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo saanad u keenay ciidamada AMISOM iyo kuwa dalwdada Soomaaliya.
Sida ay warbaahinta u shegeen dadka Baraawe ilaa 3-hoobiyaye ayaa lagu weeraray Markabka, mana cadda in qaar ka mid ah hoobiyayaashaasi lala helay markabka iyo in kale.