AKHRISO:- Wasaarada Arrimaha Puntland oo dhismayaasha Golaha deganka ka hadashay

0

Wasaaradda arimaha gudaha Puntland oo ku dhawaaqday Xiliga la dhisayo golayaasha Deegaanka ee Garowe Iyo Boosaaso.

Dalkaan Maanta Uma baahna gudoomiyayaal degmo oo ay wataan kooxo Dhiig miirato ah oo kusoo fashilmay Hogaaminta Puntland ,Reer Puntland Waxay leeyihiin Wakhtigii Aqoonta iyo ilbaxnimada ayaa lajooga.