DHAGEYSO:- TOP NEWS Askari Maxkamada DFS xukuntay oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Midkamida dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ka dhiidhiyay qaraxii 14 October ee ka jawaabay baaqii madaxwayne Farmaajo ayaa maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka sida ay ku xukuntay 5sanadood oo xadhiga kadib markii lagu eedeeyay inay sameeyeen amardiido.

Dhalintan oo ku biiray Ciidmada Qalabka sida ayaa dhamaantood kasoo jeeda gobolka Sool taa soo keentay dhaqdhaqaaq shacab oo ka dhacay baraha bulshada. Hadaba waakan waryasigii ee dhagaysi wanaagsan.