Siyaasi Cali Gurey oo ka mid ah siyaasiyiinta soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in midnimada soomaaliya ay tahay lama taabsaan sida uu hadalka u dhigay.
cali gurey ayaa sheegay in kulankii dhexmray madaxweynaha soomaaliya iyo hogaanka xisbiga wadani faysal cali waraabe uu ahaa mid xiligii loo baahna dhacay