DHAGEYSO:-Qisadda Hooyo Maraykan ah oo Caruur u Dhashay Wiil Soomaali ah oo Laga Musaafuriyay

0

Hooyo maraykan ah oo carruur u dhashay wiil Soomaaliyeed oo dhowr bilood ka hor laga musaafiryay dalka Maraykanka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay maqnaashaha ninkeda oo laga soo tarxiilay.

Hooyadan oo magaceeda ku soo koobtay Angela, waa hooyo Aemrican ah oo labo ilmo u dhashay wiil Soomaali ah oo isaga oo sideed jir ah ay waalidkiis keeneen dalka Maraykanka, kana mid ahaa dhallinyaro horraantii sanadkan laga dajiyay garoonka Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho, ka dib markii lagu eedeeyay inuu dhowr mar dambiyo kala duwan ku galay dalkan.