DHAGEYSO:- Dowladda Hoose Gaalkacyo oo duwangalinaysa gaddika dadweynaha

0

Dawlada hose ee magalada galkacayo ayaa malmihi ugu dabeyay waday diwan gilinta baburta dad weynaha ee kasha qeya xafadaha magalada galkacayo sida bi elka bajajka baburta yaryarka ah

xogeyaha dawlada hose ee dagmada galkacayo iyo duqa magalada galkacayo maxamud yasin tumay oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ujedka loga danleyahay isdiwan gilinta gadadidka dad weynaha sidii loo sugi lahaa amaanka amaagalada,

ugu horeyn xoghaya dowladda Hoose ee gaalkcyo ayaa ka hadlay muhiimada barnaamijkan isdiwaangalinta gadiidka
dhiniica duqa degmadda Gaalkayo maxamuud yaasin tumey ayaa sheegay muhiimada diwaanaglinta inay tahay sidii lo adkayn lahaa Amaanka loona tira koobi lahaa gadiidka dadweynaha.

wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose Puntland Cabdulaahi xaashi qoobdeero ayaaa ka hadlay muhiimada diwaangalinta gadiidka dadweynaha.

Ugu dambeyn dhanka kale waxa halkas kahadlay darawalada gadidka oo sodhaweyay arrinta is diwaangalinta gadiidka dadweynaha