DHAGEYSO:-Faysal cali waraabe oo isku badalay mucaarad ka soo horjeeda maamulka muuse biixi

0

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Soomaaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa dhowaan gaarey magaalada Brussels ee dalka Belgiumka oo uu kula kulmay madax katirsan dowladda Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Faysal Cali Waraabe oo Soomaaliland ku eedaysay inuu qaran dumis yahay ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Soomaaliland aysan kala maarmin isla markaana uu la kulmay madax Soomaali ah welibana uu aad u bogaadinayo shaqada ay hayaan gaar ahaan soodaynta maxaabiista ku xiran Liibiya oo u badan dhalinyaro reer Soomaaliland ah.