DHAGEYSO:-Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Aayatiin oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq

0

Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Aayatiin ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray