DHAGEYSO:- Golaha degaanka Burtinle oo xoolo ugu deqaya Cidamada Tukaraq jooga

0

Qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha degaanka Degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal ayaa sheegay inay diyaariyeen xoolo ay ugu tala galeen Ciidamadda difaaca Puntland ee kujira jiida hore ee Tukaraq.

Xildhibaan Axmed Cabdulaahi Maxamuud iyo Xildhibaan Cabdiweli Casayr Qaasim oo kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Burtinle oo caawa la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay sido kale in degmadda Burtinle ay kasocdaan mashaaric hormarineed oo degmadda lagu hormarinayo.

Sido kale waxay sheegen in uu bilaabmay isla xisaabtan dhab ah oo lala xisaabtamayo duqa Degmadda Burtinle buurdibi