DHAGEYSO:-Fariin culus oo loo diray culimada puntland

0

Dhowaan waxaa deegaamada Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe soo gaarey wafti ka socda maamulka Soomaaliland waxaana wararku sheegayaan in waftigaasi ay casumeen qaar kamid ah culimada deegaamada Puntland.

Xildhibaan Cali Dhega-cadde oo katirsan barlamaanka Puntland ayaa digniin culus u diray culimaa’udiinka deegaamada Puntland oo uu uga digey inay keenaan shaqsiyaad ku howlan wax ka dhan ah siyaasadda guud ee Puntland.