DHAGEYSO:- Ciyaarihii Koobka Aduunka iyo Arragtida shacabka

0

Ciyaarihii socday ee Koobka aduunka oo dadku dalal kala duwan duwan tageerayeen ayaa xalay waxaa koobki ku guulaystay Xulka dalka Faransiiska ,waxaana Aragtido kala duwan ka dhiibtay shacabka Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar.