DHAGEYSO:-Xildhibaanada golaha shacabka oo isku khilaafsan arin maalmo kahor oo ku dhaqaaqay gudoomaha golaha shacabka

0

iyadoo maalmo kahor gudoomiyaha barlmaaanka golaha shacabka warqad uu kushegaayo in kalfadhiga barlamaanka la xiray ukala diray xildhibaanada golaha shacabka ayaa haatan waxa arintaas oga soo hor jeedsaday qaar kamid ah xildhibaanada oo sheegay in aan sharciga loo marin qaabka loo xidhay fadhiga barlamanka soomaaliya.