DHAGEYSO:-Masuulkii ugu sareeyay maamulka khaatumo oo tukaraq tagey & fariin ku socota soomaaliland

0

Madaxda ugu saraysa maamulka Khaatumo ayaa gaarey furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland, waxaana ay ka hadleen xaaladda gobolka Sool.

Madaxda maamulka Khaatumo ayaa ka hadlay howlgalka Puntland ku xoraynayso gobolka Sool, kaalinta ay kuleeyihiin, waftigii Soomaaliland ee Garoowe yimid, socdaalka Cali Khaliif ee Laascaanood iyo arrimo kale.