DAAWO:- Canshuurta Laga qaado shacabka Gaalkacyo Halkey ku baxdaa

0

Maamulka Degmadda Gaalkcyo ayaa ugu baaqay shacabka Magaaladda Gaalkcyo inay bixiyaan canshuurta si hormar loogu gaaro canshuurta ogow muwaadin canshuurta laga qaaday amaankaga lagu sugayaa ,mida kalena ogow Canshuurta laga qaaday meeshay kubaxdo.

Hoos kadaawo Fariinta Canshuurbixinta