DHAGEYSO:-Madaxweynaha Khaatumo”Dagaalka Tukaraq Waxba Kama Ogin Daarood Waa Abtirsiinyo Cusub”

0

Hogaamiyaha maamulkii Khaatumo ee ku biiray Soomaaliland Cali Khaliif Galayr ayaa waxa uu sheegay inaysan waxba kajirin wararka la xiriira dhinac abtirsiinyaha isirka ee ka dhexeeya shacabka reer Puntland gaar ahaan kuwa kunool Sool, Sanaag iyo Cayn

Cali Khaliif ayaa waxa uu sheegay inuusan jirin wax abtirsiinyo ah (DAAROOD) oo ay wadagaan isla markaana uu yahay mid shacabka lagu beer laxawsanayo sida uu hadalka u dhigay.