DHAGEYSO:-Wasaarada Cadaalada Galmudug oo sheegtay In Ay Ku Dadaal Ku bixinayso Dhowrida Xaquuda Caruurta Galmudug

0

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Cadaalada Galmudug Maxamuud Guure Guuleed Ayaa sheegay In Ka Wasaarad Ahaan Ay Qorsheenaya in Ku Dadaalida Dhowrista Xaquuda Caruurta Sida Cadaalada,caafimadka,waxbarashada,iyo Xaquuq dhameestiran oo Caruurta Galmudug Ay Helaan.

Waxaa uu sheegay Siminaar Ay Sooqaban Qaabisay Wasaarada Cadaalada Dowlada somaliy oo Dhuusamareeb Ku soogaban Gaboobay Maalin Ka Hor in Looga Hadlay Dhoorista Xaquuda Dayarta Galmudug