Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay kulankii Golaha Dhexe e Xisbiga Midnimo Qaran , Waxaana kulanka ka qaybgalay Xuno matalayay Dowlad Goboleedyada dalka Qurba joog iyo Golaha dhexe ee Xibiga .