DHAGEYSO:- Dibad baxyo kadhacay Gobalka Gardafuu

0

Maamulka degmada Baargaal oo ka hadlay ciidamada mariiniska Puntland oo ay dibadbaxyo looga soo horjeedo ay ka dhaceen deegaano ka mid ah gobolka Gardafuu, waxaana uu sheegay ciidamadaasi oo horay loo geeyey degmada baargaal inay isbadal ku keeneen amaanka degmada

Dhanka kalle waxaa uu sheegay inay socdaan hormaro ay ka wadaan degmada