DAAWO:- TOP NEWS Puntland oo iska fogaysay eedeyntii Somaliland

0

Taliska ciidanka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhaca furimaha dagaalka iyo dhacdo ay ku dhinteen saraakiil katirsan Soomaaliland kuwa kalena ku dhaawacmeen oo kutaal inta u dhexaysa Tukaraq iyo Taleex.

Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay weerar ku qaadeen saraakiil iyo masuuliyiin katirsan Soomaaliland oo ka soo kicitimay Laascaanood kuna sii jeedey Taleex, waxaase Puntland shaacisay inaysan waxba kajirin arrinkaasi uuna gaarigu la dhacay raggii ku dhaawacmay.