DHAGEYSO:-Maamulka galmudug oo ku dhawaaqay dagaal cusub

0

Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka galmudug oo la Hadlayay Warbaahinta Ayaa Sheegay in ciidamada Galmudug ay u Diyaar Garoobeen dagaal Culus oo lagu Qaadayo kooxda alshabab waxana uu shegay in ciidanka galmudug oo gacan  ka helaya dadka deganka ay dagaaladii socday Maalmihii la soo dhaafay ay guuulo ka gaareen isla markana ciidamadii alshaba dib loo riixay

Waxa uu tilmaamay in Ciidanka galmuduug ay hada ku sii  wajahan yihiin deganada alshabab ay ka soo duulaan mar walba taasi oo looga gonleeyahay in shabab deganadaasi laga saaro  si shacabka deganadaasi ku nool ay dib ugu helan xoriyadooda