DHAGEYSO:- Bosaaso lagu qabtay Gabar Faafinaysay Cudurka Aydhiska

0

Hay.ada PAC Ayaa Ogaatay kiis la xiriira Cudurka HIV Aidis oo ka dhacay magaalada Bosaaso kaas oo gabar Soomaliyeed oo ka timid waqooyiga Soomalia ay u gudbisay dhalinyaro reer Puntland oo ay iska barteen Barta Facebook deed Xiriir dheer ka db Puntland ay ugu Timid .

Waxaaana Akhirkii la Ogaaday inay Gabadhaas ay qabto Cudurka HIV Aidis oo ah cudur waayahan danbe Puntland kusoo badanayay markaas ka dib ayaana waxaa Arintaas baaritaan ku Sameeysay Hay,ada PAC oo Puntland u qaabilsn Cudurkaas iyo la dagalankiisa .