DAAWO:- Xildhibaan Puntland ah oo u jawaabay Kuwa kale oo Somaliland ah

0

Dowladda Puntland ayaa faahfaahin rasmi ah ka bixisay hadal maalinimadii shalay ahayd ka soo yeeray Soomaaliland oo shaaca ka qaaday in ciidanka Puntland ay dileen taliye sare oo katirsan ciidanka Soomaaliland ayna dhaawacday gudoomiyihii degmada Taleex