DHAGEYSO:-Al-Shabaab iyo Dadka Degaanka oo Dagaal ku dhexmaray Koonfurta Gobolka Mudug

0

Dagaal ayaa markale ka qarxay deeganka Maamiye oo u dhow deeganka Caad oo maalin ka hor dagaal ka dhacay Dagaalkan ayaa u dhaxeeya dad xoolo dhaqato ah iyo dagaalamayaal Al Shabaab ah.

Dagaalka ayaa salka ku haya dadka deeganka oo diiday in Al Shabaab ay ku wareejiyaan wiilasha da,dooda u dhaxeyso 10 ilaa 15 sano jir si Al Shabaab u askareeyaan.

Al Shabaab ayaa dadka deeganka ku amray inay soo wareejiyaan wiilasha da,doodu u dhaxeyso 10 ilaa 15 jir si ay u jahaadan waa sida ay sheegeen Al Shabaab