DHAGEYSO:- Dhismaha Wajiga labaad ee Waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo Bilowday

0

iyado dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas uu daahfuray dhismaha Wajiga labaad dhismaha Waddada Ceeldaahir iyo ceerigaabo ayaa waxaa ka hadlay halkay marayso Waxgaradka Gobalka Sanaag.

Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax oo kamid ah Waxgaradka Gobalka sanaag kuna sugan Magaaladda Badhan lana socda Howsha waddada Ceeldaahir iyo ceerigaabo ayaa Warbaahnta uga waramay halkay Marayso wadadas iyo waxyaabaha u harsan.