DHAGEYSO:- Dagaalka Shabaab iyo dadka degaanka Caad oo Xoogaystay

0

Xiisad ayaa wali katagan degaanka Caad oo Qiyaastii 60 KM Kaga beegan dhanka koonfureed degaanka Xarardheere ee gobalka Mudug,iyado halkaas ku dagalameen Maleeshiyo beleed kaso jeeda degaankas iyo Ururka Alshabaab.

Dagaalkas ayaa waxaa uu sababay khasaaro isugu jirra dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray Alshabaab iyo dadka degaanka.

Wariye Madax Banaan oo lagu Magacaabo Sharmarke Suuley oo ku sugan Magaaladda Cadaado ayaa ka hadlay khasaaraha dagaalka kadhashay iyo sababta keentay dagaalka dhexmaray dhinacyadaas,isago sido kale kawaramay Xiisad katagan Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug.