DHAGEYSO:-Gudoomiyaha gobolka Mudug oo ka hadlay Lacago maalmihii lasoo dhaafay la diidayey suuqyada Gaalkacyo

0

Xasan Maxamed Khaliif Gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa xili uu warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug wuxuu ka hadlay lacago maalmihii lasoo dhaafay lagu diidayey gudaha magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay inay Tilaabo adag laga qaadayo cidii diida lacagta Shilinka Soomaaliga Gudaha Suuqyada waa weyn ee magaalada Gaalkacyo.