DHAGEYSO:- Suldaan Cusub oo lagu Caleema saaray Caabudwaaq

0

Munaasabadda Lagu Caleema saarayay Suldaan Xasan Yare Cilmi ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud,waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshadda iyo waxgaradka Magaaladdas.