DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka puntland”Muuse Biixi Cidna Masuul Kama Ahan Somaliland Haka Tashato Waa Nin Dhunsane”

0

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka  Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Cameya ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool, howlgalka ciidanka Puntland, wuxuuna sheegay in gobolka Sool ay dowladda Puntland ka xorayn doonto Soomaaliland.

Camey wuxuu sheegay in Muuse Biixi uusan cidna wakiil ka ahayn ayna tusaale u tahay sida uu Soomaaliland halista iyo dagaalka u geliyey Soomaaliland isagoo aan xilka hayn muddo bilo ah, taasi oo sababtay inay maanta ka qayliyaan gobolka Soomaaliland.