Hoobiyeyaal ku dhacay Mid kamid ah Degmooyinka Gobolka banaadir

0

War Goordhaw naga soo gaardhay ayaa sheegaya in ay hobiyaal ku soo dhaceen dhaceen Xaafado ka tirsan Degmada Wada-jir ee Gobolka Banaadir.

Lama oga Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Hoobiyeyaasha oo loo maleeynayo in ay ku dhaceen Guryo ay degan yihiin dad Shacab ah.