DHAGEYSO:-Tababar loo furay saraakiil ka tirsan Booliska Jubbaland

0

Magaalada kismaayo ee xarunta jubbaland waxaa tabar looga furay qaar ka mid ah saraakiisha booliska maamulka jubbaland u  jeedka tabarkan ayaa ahaa sidii booliska iyo shacabku ay si wada jir ah ugu wada shaqayn lahaayeen