DHAGEYSO:- Shacab ku dhintay Hobiyaal lagu garacay Muqdisho

0

Sida uu kusoo waramayo Wariyaha Allgalgaduud ee Magaaladda Muqdisho tiro madaafic ah ayaa maanta lagu soo tuuray degmadda Wadajir ee gobalka Banaadir ,iyado ay ku dhawacmeen Dad shacab ah oo an waxba galabsan.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa xili Muqdisho maanta loga dabaal dagayeey Munaasabada 1 Luulyo oo ah munaasabad ku weyn shacabka Somaliyeed ,wajiga shacabkana laga dhehaan karay farxadda Maalmaha Xoriyadda.