DHAGEYSO:-Maamulka Puntland oo ka hadlay lacagaha shilinka soomaaliga oo la Diidayo magaalada Boosaaso

0

Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dawlada Puntland ayaa maanta maamulka gobolka kan degmada iyo Taliska qaybta waxay si wadda jir ah uga hadleen Lacago maalmihii lasoo dhaafay la diidayey gudaha magaalada Boosaaso.

Taliska ayaa soo saaray Amaro lagu digayo dadka diiday lacagta Shilinka Soomaaliga waxaana ay sheegeen cidii lagu ogaado inay diidaay lacagta in dawladu ay xirayso.

Duqa Cusub ee degmada Boosaaso ahna wasiirku xigeenka wasaarada Maaliyada Puntland ayaa magaalada Boosaaso xili uu shacabka kulahadlayey wuxuu sheegay inaysan diidi karin shacabku Lacagta isla markaana ay Go,aanka lagu diiday yahay mid ka socda Koonfurta Soomaaliya gaar ahaana lacago la sheegay inay Soomaaliya soo dabacayso Taasoo dawladu sheegtay inuu keenay Sixir bara