Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Ka Soo Saaray War Lawada Sugayey

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa madaxtooyada ee magaalada Garoowe waxa uu dhammaan dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska sanad guurada 58-aad ee 1- Luulyo, maalintaas oo ahayd maalintii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed laga taago Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya, ayna midoobeen Gobolda Koonfur iyo Waqooyi ee Soomaaliya.