DHAGEYSO:-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In Laascaanood Gacanteeda Ka Baxday

0

Xisbiga Wadani ee mucaaradka Somaliland ayaa ku dhaliilay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu hanaan khaldan uu u maareeyey xiisadda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.