DHAGEYSO:-Maxaa saaka ka cusub khilaafka madaxda galmudug oo muqdisho isoogu tagay?

0

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in qorshaha lagu xalinayo khilaafka Galmudug ay wanagsan tahay in lagu dhameeyo Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Galmudug ee dhuusamareeb.