AKHRISO:- TOP NEWS Dowladda Itoobiya oo ka hadashay sii deynta Qalbi dhagax

0

Safiirka dowladda Itoobiya u joogga Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax) oo dhawaan laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

Safiirka waxaa uu sheegay in Qalbi Dhagax lagu sii daayay codsi ka yimid dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay u gacan galisay dowladda Itoobiya.

Sidoo kale Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa fasiraad ka bixiyey hadal uu dhowaan Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ka jeediy