DHAGEYSO:- Xarun Farsamadda Gacanta lagu barto oo laga dhagax dhigay Waaciye & Nabadon ka hadlay

0

Dagmada Waaciye ee Gobolka Bari waxaa maanta laga Dhagax dhigay Iskuul wayn oo lagu baran doono Farsamada Gacanta , kaas oo dhaqaalaha kubaxay Iskuulkan ay bixinayso dowladda Fadaraalka Soomaaliya .

Degmnada waaciye ayaa sbabta loo doortay in laga dhiso Iskuulkan lagu sheegay in ay tahay Magaalo kala barta Magaalooyinka waawayn ee Puntland Cimiladeedana ay aad uga qabowdahay Magaalada Bosaaso.

Waa Mashruucii ugu horeeyay oo dowladda Fadaraalka kayimaada oo laga hirgaliyay Gobolka bari.

Afhayeenka Nabadoonada Gobolka bari ayaa ka mid ahaa dadkii dhagax dhigaasi ka qayb galay Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay .