DHAGEYSO:-Ololaha Doorashada Puntland oo bilowday iyo Go’aanka kasoo baxay mid ka mid ah beelaha buuhoodle

0

Cuqaasha iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Beesha Khaalid oo Shir ku yeeshay magaalada Buuhoodle ayaa Mar Kale Doortay Xildhibaan Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland inuu Booskaasi ku matalo Beesha Doorashada dhowaan soo socota oo Hada uu Bilowday Ololaheedu.