DHAGEYSO:-Gudoomiyaha Cadaado oo soo Dhaweeyay in Cadaado ay Noqoto Xarunta Baarlamaanka Galmudug

0

Ayadoo kulan ay Cadaado ku yesheen xildhibaanada Barlamanka Galmudug ay ku ansixiyeen in Magaalada Cadaado ay noqoto xarunta baarlamanka Galmudug, ayaa Waxaa Ka hadlay Gudoomiyaha Cadaado.

Ayaa arintaasi waxaa soo dhaweeyay Gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdulahi C raxmaan Xuseen (Tootoole), Waxuuna Ku Tilmaamay Arin Wanaagsan oo Horay Loo Qaaday