DHAGEYSO:- Gaabis maku yimid Xuska 26 June ?

0

Munaasabada 26-ka Juun oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Umada Soomaaliyeed waxaana Munaasabadan ay ka mid tahay Taariikhda Qaaliga aha ee Dalkeena Soomaaliya .

Haddaba warbixintaan ayaa waxaa ka diyaariyay Gaabis ku yimid xusii loo samayn jiray Maalintaan Wariye Axmed Sheekeeye .