DHAGEYSO:- Fowziya Xaaji Yuusuf ” 26 June Waa Maalin ku weyn Shacabka Somaliyeed ”

0

Xildhibaanad Fowsiyo xaaji Yuusuf oo katirsan xildhibanada Barlamaanka Somaaliya ee kaso jeeda ayaa ka hadashay Taarikhda umadda somaliyeed ee gobalada waqoyi.

Fowziyo oo ka hadlaysay Xalay Muqdisho Munaasabada 26 June ayaa sheegtay in dhamaan shacabka Somaliyeed gaar ahaan Gobaladda Waqooyi ay hambalyo u dirayaan.